Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Muqdisho (dhegayso)

Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Muqdisho (dhegayso)

Xaalada magaalada Muqdisho ayaa maanta ah mid degan kadib dagaalkii xalay ku dhexemaray Muqdisho ciidamada dowladDa iyo ciidamada ilaalada u ah muashaxiinta madaxweynaha ee kasoo horjeeda muudo-kororsiga dowoladda.

Iskusocodka dadka iyo gaadiidka ayaa aad u yaraa saaka, mana jirin wax iska horimaad ah oo dhacay.

Ilaa iyo hada dowladdu wax war ah kama aysan soosaarin xisada kataagan magaalada Muqdisho, shacabkuna walwal waxa ay ka qabaan in dushooda lagu dagaalamo iyadoo bil Ramadaan lagu jiro.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdirxamaan Waabari ayaa warbixintan kasoo diray


Daljir ka lasoco wixii kusoo kordha xaalka Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com