WAR SAXAAFADEED-Dowladda Puntland oo kudhawaaqday inay Isdifaacayso.

Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqdey  in ay difaacayso Shacabkeeda, Dawladnimadeeda iyo Xaduudaha Puntland, ayna si rasmi ah dalkeeda uga difaaci doonto Argagixisada & Isbaheysigooda Galmudug oo duulaan ku soo qaaday Shacabka gobalka Mudug.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com