HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Buuhoodle, Oct 08 2016---Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

Baahin: Khamiis, Dec 08, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Mudaaharaad balaaran oo looga soo horjeedo dilal ka dhacay Seemaal oo ka dhacay Boorame, Awdal; Dagaal khasaare gaystay oo ku dhex maray aagagga SOS, Cabdi-waayeel & Manaaradaha ciidanka dawlada & Al-shabaab; Mamaulka gobolka Cayn oo dhaliilay qabanqaabada shirka Khaatumo II.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tall man.
Cudurka Ebola oo Mar kale lagu arkay Liberia

Buuhoodle, Oct 08 2016—Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: