DHEGEYSO-Sheekh Shariif Sh Axmed,*Colaada Galkacyo waa nasiib darro*.

Muqdisho, Oct 08 2016–Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa kahadlay dagaalka kadhacay magaalada Galkacyo ee u dhexeeya ciidanka Puntland iyo Galmudug.

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed wuxuu sheegay in ay nasiib darro tahay in ay xiligan dagaalo dib uga bilowdaan meelo kamid ah gudaha Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com