War Murtiyeed ka soo baxay shirkii 2aad ee aqoonyahanka Gobolka Sanaag (akhri)

HomeWararka

War Murtiyeed ka soo baxay shirkii 2aad ee aqoonyahanka Gobolka Sanaag (akhri)

Waxaa magaalada Badhan lagu soo gebagabeeyey shirweynihii 2aad ee Aqoonyahanka Gobolka Sanaag oo socday Mudo 4 Cisha ah (18-21/2018). Shirkan oo ay

Warka DDM iyo Wariye Axmed maxamed Nadiif (Daawo)
Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia oo Ka Wada Haddlay Xidhiidhka Puntland iyo Ethiopia.
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo qaadacay 5 xubnood oo ku jira liiska Xildhibaanada (daawo)

Waxaa magaalada Badhan lagu soo gebagabeeyey shirweynihii 2aad ee Aqoonyahanka Gobolka Sanaag oo socday Mudo 4 Cisha ah (18-21/2018).

Shirkan oo ay qabato Jamciyadda Horumarinta ee Salaam (SADSO) iyada oo la kaashanaysa Madasha Aqoonyahanka Gobolka ayaa wax laga soo saaray war murtiyeed ka kooban 4 bog oo ka hadlaya arrimaha horumarka gobolka:

1- Biyaha iyo Bilicda magaalooyinka,

2- Ganacsiga iyo horumarinta kaabayaasha Dhaqaalaha.

3- Abaabulka, wacyigelinta bulshada iyo horumarinta warbaahinta,

waxana ka qaybgalay aqoonyan tiradoodu gaadahyso 43 xubnood iyo marti sharaf kale.

Shirkani waa madal sannadle ah oo aalaaba la qabto xiliga xagaaga ah, waxan ujeedediisu tahay in aqoonyahnku kaga arrinsadaan arrimaha Gobolka Sanaag, dhanka horumarka, arrimah bulshada, dhaqaalaha, iyo siyaasadda.

Hoos ka akhri war murtiyeedkii oo dhameystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: