Walaaca ay qabaan shacabka ku sugan gobolada ay ku soo wajahantahay Duufaanta (dhegayso)

Walaaca ay qabaan shacabka  ku sugan gobolada ay ku soo wajahantahay Duufaanta (dhegayso)

Radio Daljir ayaa xiriiro kala duwan oo uu la sameeyay shacabka ku dhaqan deegaanada ay ku soo wajahantahay Duufaanta ayaa sheegay in ay baddu kacsantahay oo ay qabaan cabsi xoogan.

doonyihii kaluunka ayaa sida naloo sheegay dhamaantood waxaa laga saaray badda,iyadoo kaluumaystadu ay sheegeen in aysan maanta shaqo tagin.

Hadab Siciid Maxamed Cali oo kamid ah odayaasha deegaanka Caluula ayaa  Radio Daljir uga waramay walaaca ay ka qabaan Duufaata ku soo wajahan.

wariye Xasan Heykal ayaa waraystay.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com