Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo lagu weeraray gobolak Sanaag( dhegayso)

HomeWararka

Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo lagu weeraray gobolak Sanaag( dhegayso)

Tahriibaayal Itoobiyaan  ah oo ku soo wajahnaa magaalada Bosaaso  ayaa koox hubaysan waxa ay ku weerartay meel udhaw degmada Buraan ee gobolka Sanaag.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Talyaaniga
Maxay ka wada hadleen Wasiirka Tamarta dowladda Soomaaliya iyo wafdigii ka socda hay’adda IOM ?
Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan fkf Daawad Sare Garoowe iyo Waliba …

Tahriibaayal Itoobiyaan  ah oo ku soo wajahnaa magaalada Bosaaso  ayaa koox hubaysan waxa ay ku weerartay meel udhaw degmada Buraan ee gobolka Sanaag.

tahriibayaasha ayaa ka soo ambabaxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaan ku dhintay dhacdadan Darawalkii gaariga  oo ahaa nin Soomaali ah,waxaan  ku dhaawacmay qaar kamid ah tahriibayaasha.

lama oga ilaa iyo  haatan dablaydan weerarka gaysatay halka ay ka yimaadeen.

Saddax bil ka hore ayay ahayd markii sidan oo kale koox hubaysan ay degmada Xiingalool ay ku weeratay tahriibayaasha Itoobiyaanka ah.

Hadab Jiif Caaqil Maxamed Cai Cabdi  oo kamid ah dadka deegaanka ayaa wariye Xasan Heykal  oo ku sugan Daljir Bosaaso waxa uu uga waramay waxa  uu dhacadan ka lasocdo.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0