Wakiilka Mareykanka ee Puntland Mulki Cabdisamad oo Daljir la hadashay (daawo)

Wakiilka Mareykanka ee Puntland  Mulki Cabdisamad oo Daljir la hadashay (daawo)

Wakiilka Puntland ee dalka Mareykanka Marwo Mulki Cabdisamad Xaaji Xuseen oo waraysi gaar ah siisay maanta Radio Daljir ayaa ka hadashay shaqada uu qabanayo xafiiskan iyo magacaabisteeda sida ay ku timid marlabaad.

Wariye Xasan Heykal ayaa ugu horreyn Mulki waydiiyey Taariikhdeeda oo kooban

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com