Wajigii Kowaad ee dhismaha Waddada Garowe iyo Gaalkacyo oo meel wanaagsan maraysa (dhegayso)

Wajigii Kowaad ee dhismaha Waddada Garowe iyo Gaalkacyo oo meel wanaagsan maraysa (dhegayso)

Wajigii koowaad ee dhismaha wadada Gaalkacyo iyo Garoowe oo gabo gabo ah iyo dhismaha wajigalabad oo labilaabi doono maalmaha Soo socda,iyado shaqadda si wanagsan uga socoto halkaas.

Mowlid maxamed Kooshin oo ah howlwadeena Wadadaas oo la hadlay Radio daljir ayaa kawarbixiyaay halka wadadas marayso iyo xiliga dhismaha wadadas lasoo gaba gabaynayo.

Wariye Xasan heykal ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com