Abaaro xoogan oo wali lagasoo sheegayo gobalka bari degaano katirsan (dhegayso)

HomeWararka

Abaaro xoogan oo wali lagasoo sheegayo gobalka bari degaano katirsan (dhegayso)

Guddoomiye ku xigenka tulada keebiguduud oo hoostagta degmadda iskushuban Cabdi Nuur Cismaan oo waraysi sinayaay maanta Radio daljir ayaa ka hadlay ab

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Farmaajo shirqool kale ayuu abaabulaya
Axmed Madoobe“Reer Jubaland aan ilaashano midnimadeena iyo Nabad galyada aan haysano” (dhegayso)
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Safarkiisa Gaalkacyo (dhegayso)

Guddoomiye ku xigenka tulada keebiguduud oo hoostagta degmadda iskushuban Cabdi Nuur Cismaan oo waraysi sinayaay maanta Radio daljir ayaa ka hadlay abaaro xoogan oo kajira tulooyinka hoosyimada degmadda iskushuban ee gobalka Bari.

Wuxuu sheegay Guddoomiye ku xigeenka in wali xaalad Abareed ay katagantahay tulooyin dhowr ah ,isla markaana loo bahanyahay in wax loo qabto dadku abaaruhu ku haystaan tulooyinkaas oo ay kamid tahay Tulaada Keebi oo iskushuban hoostagta.

Wariye Raaqiyo Ruun ayaa waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: