Wajiga kobaad ee deyn Cafinta Somaaliya oo Aqoonyahanadu siyaabo kala duwan uga hadleen (Daawo)

Wajiga kobaad ee deyn Cafinta Somaaliya oo Aqoonyahanadu siyaabo kala duwan uga hadleen (Daawo)

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka soo gudubtay wejigii seddexaad ee geeddi socodka dayn cafinta,waxaana siyaabo kala duwan uga hadlay gabagabada wajigaas aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta Somaliyeed ee dalka ku sugan.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan Ayaa Warbixin ka diyaariyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com