Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Cudurka ‘Snapchat dysmorphia’ ee laga qaado baraha bulshada iyo aragtida dadweynaha (dhagayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Cudurka ‘Snapchat dysmorphia’ ee laga qaado baraha bulshada iyo aragtida dadweynaha (dhagayso)

Waayahaan danbe baraha ay bulshada ku xiriirto (social media) waxa ku soo badanayey dhallinyaro midabkooda iyo Jismigoodaba u ekaysiinaya qofkale oo a

Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA |Taxana 128 -AAD Xaawo Axmed & Sunni|
Anshaxa Ardeyda & Kahortagga Dhibaha Jirdilka iyo Ciqaabta Ardeyda lala Beegto (Taxanaha 5aad | dhegayso)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 7aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Waayahaan danbe baraha ay bulshada ku xiriirto (social media) waxa ku soo badanayey dhallinyaro midabkooda iyo Jismigoodaba u ekaysiinaya qofkale oo aan la midab iyo muuqaalba ahayn. Midab iyo muqaal baddalka ayaa lagu sheegay in uu yahay cudurka la yiraahdo “cudurka Waji-baddalka ee isnaabjaat.”

Qofka uu cudurkan ku dhaco heer waxa u gaaraya in uusan saaxiibadiis la macaamili karin baqdin uu ka qabo muuqaalkiisa, isaga oo markasta asxaabtiisa u diraya muuqaal filtaraysan.

Cudurkaan baraha bulshada ayaan asbuucaan waxaan ku soo qaadanay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir, wariye Xasan Heykal ayaana Daljir Bossaso ka soojeedinaya.

Hoos ka dhegayso.

Maqaanka “Cudurka Snapchat dysmorphia” hoos arag:

Cudurka ‘Snapchat dysmorphia’ ee laga qaado baraha bulshada oo ka sii daraya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: