Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 7aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Taxanaha 7aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna saamaynta Cudurka safmarka ah ee Covid-19,waxaana soo jeedinaya wariyaasha kala ah Maxamed Xasan dhalo iyo Xaawo Axmed Maxamed.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com