Cudurka ‘Snapchat dysmorphia’ ee laga qaado baraha bulshada oo ka sii daraya

Adduunku maanta waxa uu marayaa meel halis oo sababa in qofku uu kala garanwaayo runta iyo beenta, muuqaalka rasmiga ah iyo kan la been-abuuray. Been-abuurku kuma koobna qoraalo iyo masawiro la been-abuuro, ee hadda waxa uu gaaray in uu saameyn xun oo nafsiyan ah ku yeesha qofka laftigiisa, muuqaalkiisa, iyo kaba sii daran e sida … Continue reading Cudurka ‘Snapchat dysmorphia’ ee laga qaado baraha bulshada oo ka sii daraya