Wafdi wasiiro ah oo tagay dhahar

Wafdi wasiiro ah oo tagay dhahar

Wafti iskugu jiraa Wasiiro xukuumada Dawladda Puntland, Maamulka Gobolka Haylaan, dhakhatiir ka tirsan Wasaradda Caafimadka Puntlnad iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta safar shaqo ku tagay deegaanka Af-urur ee Gobolka haylaan iyo degaano hoosyimaada.

Waftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasarada Xanaanada Xoolaha Dawladda Puntlnad Maxamed Cabdulaahi (Libaaxe) ayaa waxaa ku weheliyey Wasiir kuxigeenka Ganacsiga Puntlnad Mustafe Daahir Aadan Gudoomiyaha gobolka Haylaan Maxamed Faarax Canjeex, , madax kale oo ka socotay bahda cafimaadka iyo Masuuliyiin kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com