Wafdi hordhac u ah Safarka Madaxweyne Farmaajo oo Garowe soo gaaray (dhegayso)

Wafdi hordhac u ah Safarka Madaxweyne Farmaajo oo Garowe soo gaaray (dhegayso)

Wafti Hordhac u ah Safarka Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa lagu Wado inu Garoowe Soo gaaro , Waxaana maanta Caasimadda lagu soo dhaweyaay Wafdigaas hordhaca u ah Madaxweynaha oo maalmo sii joogi doona Caasimadda Puntland ee Garowe,wuxuuna ka qayb gali doona sanad guurada 4-aad ee kaso wareegtay markii xilka loo doortay Madaxweyne Gaas.

Wasiirka Haweenka Puntland oo qayb ka ah Guddiga soo dhaweynta madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa daljir u sheegtay in maalmahan so soocda imaan donaan Garowe ,isla markaana gobaladda Puntland uu booqon doono Madaxweynaha Somaaliya Farmaajo.

Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garowe kaso jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com