Munaasabad soodhaweyn oo Qardho loogu sameyaay Farshaxamiiste Asbhir Taatiko (dhegayso)

Munaasabad soodhaweyn oo Qardho loogu sameyaay Farshaxamiiste Asbhir Taatiko (dhegayso)

Munaaasabad lagu dhiirgalinayay Abshir Jaamac Taatiko oo ah wiil sawirada ku sawira gacmaha oo Farshaxamiista ah, waxaana Munaasabada ka qayb galay Maamulka degmadda Qardho, Aqoonyahano, dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda.

Warbixintan Waxaa qardho kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic

Sawir Hore Farshaxamiiste Abshir iyo Madaxweyne Farmaajo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com