Wafdi hordhac u ah Safarka khayre oo Caabudwaaq gaaray (Sawiro)

Wafdi hordhac u ah  Safarka khayre oo Caabudwaaq gaaray (Sawiro)

Wafdi iskugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaarey magaalada Caabudwaaq.

Wafdigaan oo uu hogaaminayay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey ayaa hordhac u ah Socdaal uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku tagay Magaalada Caabudwaaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com