Wafdi hordhac u ah  Safarka khayre oo Caabudwaaq gaaray (Sawiro)

HomeWararka

Wafdi hordhac u ah Safarka khayre oo Caabudwaaq gaaray (Sawiro)

Wafdi iskugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaarey magaalada Caabudwaaq. Wafdigaan oo uu hogaaminayay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey ayaa hordhac u ah Socdaal uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku tagay Magaalada Caabudwaaq.

Saaka & Dunida iyo cLakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News, Kulanka Farmaajo & Xulka kubadda cagta ee Haylaand (dhegayso)
Beelo Ku Dagaalamay Gobalka Bari oo Heshiis Ku Gaaray Carmo (dhegayso)

Wafdi iskugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaarey magaalada Caabudwaaq.

Wafdigaan oo uu hogaaminayay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey ayaa hordhac u ah Socdaal uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku tagay Magaalada Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: