Beelo Ku Dagaalamay Gobalka Bari oo Heshiis Ku Gaaray Carmo (dhegayso)

HomeWararka

Beelo Ku Dagaalamay Gobalka Bari oo Heshiis Ku Gaaray Carmo (dhegayso)

Degmada Carmo ee gobolka bari maanta waxaa heshiis kukala saxiixday beelo oodwadaag ah oo kudagaalamay deegaanka faluuja ee gobolka bari taariiqdu mar

Wakaalada Xooga korontada Umadda eeneeyo oo ka qayb qaadanaysa badbaadinta Hantida saaran doonti Bosaaso kuso Caariday (dhegayso)
MAANHADAL: Shirka dhuumareeb & dib u dhiciisa (dhegayso)
NISA oo Muqdisho ku soo ban dhigtay shabakad Al-shabaab u qaabilsanayad qaraxyada

Degmada Carmo ee gobolka bari maanta waxaa heshiis kukala saxiixday beelo oodwadaag ah oo kudagaalamay deegaanka faluuja ee gobolka bari taariiqdu markay ahayd 3-8-2017.

Heshiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubo kasocday dowlada Puntland Nabadoono, cuqaal iyo waxgarad ka kala yimid gobolada Puntland.

Hadaba waxyabihii lagu heshiiyay waxaa daljir ugawaramay Nabadoon Shuxle yaasiin oo kamid ahaa gudigii dhex dhaxaadinta beelahan maanta heshiiska gaaray.

Wariye Xasan heykal ayuu uwaramay isgoo kusugan degmada carmo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: