Wadayasha gaadiidka iyo walaaca shilin Soomaaliga (Warbixin)

Wadayasha gaadiidka iyo walaaca shilin Soomaaliga (Warbixin)

Wadayasha gaadiidka dadweynuhu magaalada dhexdeeda u kala raacaan waxay walaac ka muujiyeen isticmaalka lacagta Shilling Soomaaliga oo maalmihii danbe aan magaalada kawada socon, waxaa jira isbedel ku yimi qiimaha lagu raaco baska dadweynaha wariye Xaawo Axmed ayaa warbixintan inoo haysa.

Xaawo Axmed ayaa warbixintan ka diyaarisay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com