Wadayasha gaadiidka iyo walaaca shilin Soomaaliga (Warbixin)

HomeWararka

Wadayasha gaadiidka iyo walaaca shilin Soomaaliga (Warbixin)

Wadayasha gaadiidka dadweynuhu magaalada dhexdeeda u kala raacaan waxay walaac ka muujiyeen isticmaalka lacagta Shilling Soomaaliga oo maalmihii danbe aan magaalada kawada socon, waxaa jira isbedel ku yimi qiimaha lagu raaco baska dadweynaha wariye Xaawo Axmed ayaa warbixintan inoo haysa. Xaawo Axmed ayaa warbixintan ka diyaarisay.

SOOYAALKA DEEGAANKA SOOMAALIDA & DIBINDAABYADA GUMEYSTAHA ITOOBIYA
Xisbiga Wadajir oo ka hadlay qodobada ka soo baxay shirkii wadatashiga DFS & dowlad gobaleedyada
Ra’islawasaare Kheyre oo Turkiga kula Kulmay Dhigiisa Dalkaas

Wadayasha gaadiidka dadweynuhu magaalada dhexdeeda u kala raacaan waxay walaac ka muujiyeen isticmaalka lacagta Shilling Soomaaliga oo maalmihii danbe aan magaalada kawada socon, waxaa jira isbedel ku yimi qiimaha lagu raaco baska dadweynaha wariye Xaawo Axmed ayaa warbixintan inoo haysa.

Xaawo Axmed ayaa warbixintan ka diyaarisay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: