WACAAL DAREY AH:  Jubbaland  oo tageertay go’aankii uu Rooble uu shaqada uga joojiyay Fahad Yaasiin

HomeWararka

WACAAL DAREY AH: Jubbaland oo tageertay go’aankii uu Rooble uu shaqada uga joojiyay Fahad Yaasiin

Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay go’aankii Ra’iisul Wasaaraha uu shaqada kaga joojiyay Agaasimihii NISA Fahad Yaasiin iyo magacaabida Agaasimaha

Muwaadin Somaliyeed oo Ku Xiran Kanada & Magdhow uu dalbaday
Madaxweynaha Dowladda Somaaliya oo Casumaad u fidiyeey Madaxda Maamuladda Dalka
Shacabka Soomaaliyeed oo bogaadiyay dib u heshiisiinta gogoshiisa taalo Garoowe (dhegayso)

Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay go’aankii Ra’iisul Wasaaraha uu shaqada kaga joojiyay Agaasimihii NISA Fahad Yaasiin iyo magacaabida Agaasimaha Kumeel gaarka ah ee Hey’adda Sareeye Guud Bashior Goobe.

War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkisu dhammaaday uu Shacabka Soomaaliyeed iyo dunidaba uu si buuxda ugu bidhaamiyay in shaqsi uu kala weyn yahay Qaranka Soomaaliyeed, dulmiga iyo cadaalad darada uu garab u yahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: