Shacabka Soomaaliyeed oo bogaadiyay dib u heshiisiinta gogoshiisa taalo Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Soomaaliyeed oo bogaadiyay dib u heshiisiinta gogoshiisa taalo Garoowe (dhegayso)

Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey shirka dib u heshiisiinta ee gogoshiisa la dhigay Garoowe, kaasi oo ah mid heer qaran ah. Shirkan ayaa waxaa ku taliyay madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxaana ka aqbalay madaxwaynaha Puntland. Hoos kadhegayso aragtida shacabka ee barnaamijka Muuqaalka Bulshada Radio Daljir. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c500bc20201009bede9788c/Codadka+dadweynaha+.mp3

Guddoomiyaha TPEC “In kabadan Sodon kun oo qof ayaa diiwaangelintu maraysaa ilaa hadda si xoogleh na waa u socotaa,”
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 8-AUGUST-2022
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey shirka dib u heshiisiinta ee gogoshiisa la dhigay Garoowe, kaasi oo ah mid heer qaran ah.

Shirkan ayaa waxaa ku taliyay madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxaana ka aqbalay madaxwaynaha Puntland.

Hoos kadhegayso aragtida shacabka ee barnaamijka Muuqaalka Bulshada Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: