Wacaal Darey ah: Golaha badbaadinta Jubaland oo magacaabay guddiga doorashada

Wacaal Darey ah: Golaha badbaadinta Jubaland oo magacaabay guddiga doorashada

Golaha lamagac baxay Badbaadinta Jubaland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee maamulka Jubaland.

magacaabista guddigan ayaa ku soo beegmaysa xili uu shaqaynayo guddigii uu magacaabay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

xiisada siyaasadeed ee ka taagan jbaland ayaa aad cirka isgu shareertay,waxaan madaxweyne Axmed Madoobe lagu dhaliilay in guddiga uu magacaabay ay yihiin kuwo dhankiisa ujan jeera.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com