Wacaal Darey ah: Dr. Cismaan Maxamuud Dufle oo kusoo baxay doorashadii Aqalka sare ee Hirshabeelle

Wacaal Darey ah:  Dr. Cismaan Maxamuud Dufle oo kusoo baxay doorashadii Aqalka sare ee Hirshabeelle

Dr. Cismaan Maxamuud Dufle, wuxuu caawa kusoo baxay doorashadii aqalka sare ee caawa ka dhacday magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabeelle, wuxuuna noqonayaa Senetorkii 4aad ee soo baxa Hirshabeelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com