Deegaanka Xasbahale ee degmadda Eyl & Ololaha Wacyigalinta doorashada Qof & Cod (Sawirro)

HomeWararka

Deegaanka Xasbahale ee degmadda Eyl & Ololaha Wacyigalinta doorashada Qof & Cod (Sawirro)

Deegaanka Xasbahale oo katirsan degmada Eyl ee gobolka Nugaal Guddiga Doorshada ayaa waxa ay ka wadaan Wacyigelinta doorashada qof iyo cod ee Puntland

Britain oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab
Abiy iyo Afwerki: Intaas yar haddana macnaha weyn Soomaali weli ma garan la’dahay?
WARKA FIIDNIMO | CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN | DALJIR GAROWE

Deegaanka Xasbahale oo katirsan degmada Eyl ee gobolka Nugaal Guddiga Doorshada ayaa waxa ay ka wadaan Wacyigelinta doorashada qof iyo cod ee Puntland xilli habeen ah, iyadoo ay goob fagaare ah isgu soobaxeen dadweynaha deeganka si loogu sharaxo habkii ay codkooda u dhiiban lahayeen.

Guudiga ayaa adeegsanayay Ileyska ku shaqeeya cadceeda.

Doorashad tijaabada ah ee Goleyaasha deegaanka ayaa loo madalsanyahay iney dhacdo 25-ka October.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: