Deegaanka Xasbahale ee degmadda Eyl & Ololaha Wacyigalinta doorashada Qof & Cod (Sawirro)

Deegaanka Xasbahale ee degmadda Eyl & Ololaha Wacyigalinta doorashada Qof & Cod (Sawirro)

Deegaanka Xasbahale oo katirsan degmada Eyl ee gobolka Nugaal Guddiga Doorshada ayaa waxa ay ka wadaan Wacyigelinta doorashada qof iyo cod ee Puntland xilli habeen ah, iyadoo ay goob fagaare ah isgu soobaxeen dadweynaha deeganka si loogu sharaxo habkii ay codkooda u dhiiban lahayeen.

Guudiga ayaa adeegsanayay Ileyska ku shaqeeya cadceeda.

Doorashad tijaabada ah ee Goleyaasha deegaanka ayaa loo madalsanyahay iney dhacdo 25-ka October.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com