Wacaal Darey ah: Dowladda Itoobiya oo xaalad degeg ah ku soo rogtay gobolka Tigrayga

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Dowladda Itoobiya oo xaalad degeg ah ku soo rogtay gobolka Tigrayga

Golaha Wasiirada dalka Itoobiya ayaa ansixiyay in xaalad degdeg ah lagu soo rogay deegaanka Tigraga. Xaalada degdega ah ayaa oo socon doonta mudd

TAARIIKHDA MAALMAHA XORIYADA & ABTIRSIYAHA GOBONIMODOONKII SOOMAALIYA OO HEERAR KALA DUWAN SOOMARAY (daawo)
Agaasimaha Cusub ee Wasaaaradda Waxbarashada Puntland oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso+Sawiro)
Mareykanka oo aqoonsaday madaxweynaha cusub ee Bolivia Janeen Annez

Golaha Wasiirada dalka Itoobiya ayaa ansixiyay in xaalad degdeg ah lagu soo rogay deegaanka Tigraga.

Xaalada degdega ah ayaa oo socon doonta muddo lix bilood ah.

Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyay militariga dalkiisa in ay gutaan waajibadkooda ah in dalka iyo dadka la badbaadiyo, islamarkana ay tallaabo ka qaadaan gobolka Tigrayga oo ku eedeeyay inay dagaal bilaabeen.

Rai’sul wasaaraha ayaa xisbiga TPLF ku eedeeyay inay weerareen saldhig militari oo ku yaalla gobolka.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: