Muqdisho: Xisbiga Wadajir oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashooyinka Soomaaliya

HomeWararka

Muqdisho: Xisbiga Wadajir oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashooyinka Soomaaliya

Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay oo qoraal kasoo saaray dib u dhaca ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Soomaaliya ay heshiiska ku gaareen Madaxda dowladda

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
DFS oo diyaarado gargaar sida geysay degaano katirsan Gobolka Hiiraan
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay oo qoraal kasoo saaray dib u dhaca ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Soomaaliya ay heshiiska ku gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in sheegay Xisbiga isha ku haayo habsi u socdka fulinta heshiiskii Doorashada 2020/2021, isla markaana ay walaac xoogan ka muujinayaan in weli aan tallaab loo qaadin fulinta heshiiskaas.

Sidoo kale Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo C/raxmaan C/Shakuur ayaa taageeray mowqifka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ee ku aadan soo magacaabida Guddiga Doorashada Xildhibaanada Somaliland ee Baarlamaanka Somalia.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: