Wacaal daray ah: Qarax ismiidaamin oo Gaalkacyo ka dhacay

HomeWararka

Wacaal daray ah: Qarax ismiidaamin oo Gaalkacyo ka dhacay

Wararka ka imaanaya Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Qarax ismidaamin ah lala eegtay Taliyaha Ciidanka isku dhafka dowla

Siyaasi Axmed Siciid Aw-Nuur: “Waxaan haynaa Ururkii KAAH ee Dawladu lahayd inuu Dimuqraadiyadii Puntland carqaladaynayo,” (daawo)
Wacaal Daray ah: Qarax Hadda ka Dhacay Xamar, Aagga Dekedda (dhegayso)
Xildhibaan Somaliland: “Farmaajo hadduu halkan yimaado waa lagu jarjarayaa” (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Qarax ismidaamin ah lala eegtay Taliyaha Ciidanka isku dhafka dowladda Federaalka usoo magacwday gobalka Mudug xoreeye ,kaas oo ku sugnaa Bartamaha magaaladda Gaalkacyo.

Jugta Qaraxa ayaa laga maqlay Guud ahaan magaaladda Gaalkacyo ,iyado Ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku midaamiyey Taliyaha ,waxaana sido kale jirta Askar ilaalo u ahyd Taliyaha oo iyagana qaraxa ku dhintay.

Sido kale waxaa jirra dhawacyo soo gaaray Ciidanka ,waxaana Cisbitaalka la geyeey dhawacyadda ku dhawacmay Qaraxa,iyado xaaladda magaaladu tahay mid kacsan ,isla markaana laga maqlayo dhawaaqa rasaasta.

Wixii kuso kordha Daljir kalasoco

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: