Wacaal Daray ah: Puntland Shaacinaysa Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad

Wacaal Daray ah: Puntland Shaacinaysa Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe si rasmi ah ugaga dhawaaqi doonta natiijadii ka soo baxday imtixaankii kama dambaysta ahaa ee fasalada 12aad ama formfourka ee Puntland.

Madaxda wasaaradda waxbarashada ayaa la filayaa inay saaka shir jaraa’id ku qabtaan xarunta wasaaradda waxbarashada ayna ku shaaciyaan natiijada imtixaanka, dugsiyadii kaalmaha sare galay, ardaydii ugu saraysey iyo arrimo kale

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Ayuub Maxamuud 2 years

    aad iyo aad ayaa lo sugayay