Wacaal Daray ah: Puntland Shaacinaysa Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe si rasmi ah ugaga dhawaaqi doonta natiijadii ka soo baxday imtixaankii kama dambaysta ahaa ee fasalada 12aad ama formfourka ee Puntland.

Madaxda wasaaradda waxbarashada ayaa la filayaa inay saaka shir jaraa’id ku qabtaan xarunta wasaaradda waxbarashada ayna ku shaaciyaan natiijada imtixaanka, dugsiyadii kaalmaha sare galay, ardaydii ugu saraysey iyo arrimo kale


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Wacaal Daray ah: Puntland Shaacinaysa Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad”

  1. Asad

    Imtixaanka fasalka 12aad

  2. Ayuub Maxamuud

    aad iyo aad ayaa lo sugayay

U Jawaab Asad Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com