Wabi Shabeele oo ku fatahay Qallaafo & Mustaxiil khasaarena geystay

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Wabi Shabeele oo ku fatahay Qallaafo & Mustaxiil khasaarena geystay

Wabiga Shabeele ayaa ku fatahay, saamayn khasaarena ku yeeshay beeralayda degmooyinka Qallaafo iyo Mustaxiil ee gobolka Shabeele ee Dawladda Deegaanka

JIGJIGA OO AAS QARAN LOOGU SAMEEYAY HANTIDHOWRKII GUUD EE DDS (Warbixin)
JIGJIGA oo ka GILGILATAY masaajidada lagu gubay kililka Amxaarada sababeyna dhimasho & dhaawac (dhegayso)
jigjiga: Gaadiidka Bajaajta oo laga mamnuucay waddada halbowlaha u ah magaalada (Sawirro)

Wabiga Shabeele ayaa ku fatahay, saamayn khasaarena ku yeeshay beeralayda degmooyinka Qallaafo iyo Mustaxiil ee gobolka Shabeele ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS). Khasaaraha fatahaadda ayaa qoysas badan guryahoodi ku burbureen, lama se soo sheegin khasaare nafeed.

Fatahaadda Wabi Shabeele ayaa timid kaddib markii roobab laxaad lihi ay ka da’een gobolka iyo badanaa deeganada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: