Waa sidee Xaalada degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Waa sidee Xaalada degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Xili deegaano badan oo ka mid ah Puntland uu ka curtay roobkii Gu,ga ayaa hadana meelaha ay abaarta iyo biyo la,aanta ay ka jiro oo uusan roobku ka curan waxaa kamid ah degmada Bareeda iyo Tuulooyinka hoos yimaada oo ay ku nool yihiin in ka badan 10kun oo qoys.

Degmada waxaan sidookale faro ba,an ku haya maraakiib jarif ah oo xiliga habeenkiiya ku soo dhaawada xeebta degmada kuwaas oo kaluumaysatada degmada kala tagay qalabkii ay bada kaga shaqaysan jireen.

Hadaba Guddoomiyaha degmada Bareeda ee gobola garda Fuu, Abshir Maxamed Axmed Caraale ayaa arimaahsi oo dhan waxa uu gaa waramay wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com