Waa sidee caawa xaalka Boosaaso?

HomeWararka

Waa sidee caawa xaalka Boosaaso?

Xaaladda dagaalka Bosaaso ee saaka qarxay weli majirto cid kala dhexgashay , waxaana isa soo taraya tirada khasaaraha. Xarumaha caafimaadka ee Bosa

Ciidamada dowladda iyo Al-shabab oo ku dagaalamay deegaanka Bacaadweyne
Shirkii Barlamaanada IGAD oo Lagu So Gaba-Gabeyeey Khartuun (Sawiro)
Puntland oo xukun Dil ah ku fulisay Askar dil gaysatay (daawo)

Xaaladda dagaalka Bosaaso ee saaka qarxay weli majirto cid kala dhexgashay , waxaana isa soo taraya tirada khasaaraha.

Xarumaha caafimaadka ee Bosaaso ayaa warbaahinta Daljir u xaqiijiyay 5 dhimasho ah iyo dhaawaca 29 qof oo shacab u badan , khasaaraha wuu sii kordhi karaa maadaama ay xaafadaha qaar oo dagaalku kadhacay ay adagtahay in la galo.

Dhinaca khasaaraha labada ciidan ayaana la xaqiijin karin.

Dekedda Bosaso ayaa tan iyo dagaalka markii uu qarxay shaqadeedu istaagtay kadib laba qoryaha culus laga soo ganay oo biyaha badda ku qarxay awgeed , waxaana laga saaray dekedda doonyihii iyo maraakiibtii kusoo xirtay masaafo dhowr kiilo mitir ah.

Diiwaanka wararka
Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: