Waa Maxay shuruudaha ay hor-dhigeen Midowga Musharaxiin, Ra’iisul Wasaare Rooble? (daawo)

Waa Maxay shuruudaha ay hor-dhigeen Midowga Musharaxiin, Ra’iisul Wasaare Rooble? (daawo)

Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle ayuu ku sheegay in wadahadalada arrimaha doorashooyinka ay tahay inay ka qeybgalaan musharaxiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Cabdiraxmaan Waabari ayaa soo koobaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com