HORDHACA WARAYSI “WAA KUMA GAAS WAA SE KEE CUMAR CABDIRASHIID?”

HORDHACA WARAYSI “WAA KUMA GAAS WAA SE KEE CUMAR CABDIRASHIID?”

WAA KUMA GAAS WAA SE KEE CUMAR CABDIRASHIID WAA HORDHACA WARAYSI XILDHIBAAN HORE? | Su’aalahaas iyo xogo kale oo dahsoon waxaa ka jawaabaya Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Puntland waxaa laga badbaadinaya ragga musuqmaasuqay dhismihii waddada Garoowe iyo Gaalkacyo. Puntland waxaa laga badbaadinaya raggii Boosaaso dagaalka ka dhaliyey kaddibna Dubai iyo Nairobi u kala duulay … Cabdweli Cali Gaas & Cumar Cabdirashiid ayagaa mudan maanta in Puntland laga badbaadiyo.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com