Ururka Warbaahinta Puntland ee Map oo tababar Gaalkacyo uga furay 30 Saxafi

Ururka Warbaahinta Puntland ee Map oo tababar Gaalkacyo uga furay 30 Saxafi

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) oo kaashanaya Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa maanta 10 May, 2023 ka furay magaalada Galkacyo tababarka Anshaxa Saxaafada iyo Xuquuqda Aadanaha oo u socon doona Afar maalmood 30 saxafi oo ka hawlgala Warbaahinta gobolka Mudug.

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Puntland Mudane Maxamed Ciise Osman iyo Gudoomiyaha Ururka MAP Maxamed Caynsane ayaa ka qaybgalay Furitaanka Tababarka, sidoo kalena waxa qayb ka ahaa qaar ka mida masuuliyiinta iyo madaxda warbaahinta Mudug.

United Nations Assistance Mission in Somalia – UNSOM

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com