Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Fesoj oo cambaareeyay handadaada  joogtada ah eelagu  hayo Warbaahinta Daljir (dhegayso)

HomeWararka

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Fesoj oo cambaareeyay handadaada joogtada ah eelagu hayo Warbaahinta Daljir (dhegayso)

Xoghayaha guud ee Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Fesoj Maxamed Ibraahin Macalimow oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu shee

Warbixin Musalsalka Somaalidu Daawato Maxaa laga dhaxlaa (dhegayso)
Mareykanka oo hub ku kacaya $5 bilyan ka iibinaya Sacuudiga iyo Imaaraadka
GAROOWE: CULIMO RAASHIN QEYBIN KABILAABAY KAAMAMKA BARAKACAYAASHA ( daawo)

Xoghayaha guud ee Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Fesoj Maxamed Ibraahin Macalimow oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in laamaha amniga ay galaan xarumaha Daljir iyagoo aan wadan warqad sharci ah oo lagu xirayo.

waxa uu ka digay caga juglaynta iyo handadaada lagu hayo Warbaahinta Daljir oo ka hadasha xaqiiqada iyo dhacdooyinka deegaanada Puntland.

wariye Cabdiraxmaan Waabari ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Mohamed 2 years ago

    ASC
    Waxaan idin codsanayaa in aad
    II sheeg taan meel aan Kala soo xiriro Walaalkey ama saaxibkey
    Farax cumar nuur

    Xoghayaha guud ee FESOJ

DISQUS: