GAROOWE: CULIMO RAASHIN QEYBIN KABILAABAY KAAMAMKA BARAKACAYAASHA ( daawo)

GAROOWE: CULIMO RAASHIN QEYBIN KABILAABAY KAAMAMKA BARAKACAYAASHA ( daawo)

Culimaa’udiinka ku dhaqan magaalad Garoowe ayaa manata deeq Raashin ah uqeybiyay qoysas barakacayaal ah oo ay nolosha ku adkaatay, kadib markii laga diiday in ay wax ku iibsadaan lacagtii shilin Soomaaliga ahayd.

warbixintan waxaa ka diyaariyay Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com