Umalkhayr, Gabar 60 Caruur oo Agoon ah ku ciidsiisey Garoowe (dhegayso)

Umalkhayr, Gabar 60 Caruur oo Agoon ah ku ciidsiisey Garoowe (dhegayso)

Umalkhayr Cawad oo kamid ah Gabdhaha reer Garoowe, kamid ahna gabdhaha taakuleeya dadka danyarta ah oo waraysi siisay Radio Daljir ayaa ka hadashay 60 caruur ah oo isugu jira agoon iyo danyar oo ay shalay ciidsiisey.

UmalKhayr ayaa sheegtay iyada oo kaashanaysa dadka Soomaaliyeed ay ciidsiyeen 60 caruur ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho ku nool xeryaha barakacayaasha Garoowe iyo qaar waliba danyarta magaalada Garoowe.

Maxamed Lakiman ayey u warrantay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com