UFAYN: Hiddaha & Dhaqanka iyo Haweenka Ufayn (Warbixintii 2aad)

UFAYN: Hiddaha & Dhaqanka iyo Haweenka Ufayn (Warbixintii 2aad)

Degmada Ufayn ee Gobolka Bari waxaa ka hawlgala ururo haween oo sanceeya agabka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida. Agabka ayaa laga iibiyaa qurbajoogta Soomaaliyeed. Haweenku waxaa kale oo ay sancada agabka baraan gabdhaha deegaanka si ay uga tagaan dhaxal sii xoojiya hiddaha Soomaaliyeed

Mohamad Hassan Dhalo ayaa warbixinta diyaariyey, kamaraduna waa Maxamud Jookar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com