Turkiga & Ruushka oo ka wada hadlay xiisada Israel iyo Falastiin

HomeWararka

Turkiga & Ruushka oo ka wada hadlay xiisada Israel iyo Falastiin

Mdaxtooyada Turkiga ayaa waxaa ay goor sheegtay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan uu Khadka Telefoonka kula xiriiray dhigiisa dalka Raashiya, Valada

Madaxweynaha Puntland oo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomie Ku-xigeeno Gobolka Mudug.
Kulan looga hadlayeey Shirka dib u heshisinta Galmudug oo dhusamareb ka dhacay. (Sawiro)
Halyeey aaan la hilmaami doonin (Hodon Naaleeye)

Mdaxtooyada Turkiga ayaa waxaa ay goor sheegtay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan uu Khadka Telefoonka kula xiriiray dhigiisa dalka Raashiya, Valadamir Putin.

Labada Madaxweyne ayaa waxaa ay ka wada xaajoodeen Duqeymaha ay Israel ku hayaan Dadka Reer Falastiin iyo Colaadda cusub ee ka dhex qaraxday labada dhinac.

Madaxweynaha Turkiga waxaa uu horey u cambaareeyey Falalka ay Askarta Israel ka wadaan Masjidka Al-Aqsa iyo magaalladda Qasa.

Diyaaradaha Dagaalka ee Israel waxay maalintii 3-aad oo xiriir ah duqeyn ku hayaan magaalladda Qasa, iyadoo weerarkii u dambeeyey ku burburiyey Xarumaha Dhexe ee Boliska Qasa.

Xalay ayey ahayd, markii ay Dagaalamayaasha Kataa’ib Cisadiin Qasaam ee Ururka XAMAAS ay 130 Gantaal ku asqeysiiyeen caasimadda Israel ee Tel Aviv.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0