Kulan looga hadlayeey Shirka dib u heshisinta Galmudug oo dhusamareb ka dhacay. (Sawiro)

Kulan looga hadlayeey Shirka dib u heshisinta Galmudug oo dhusamareb ka dhacay. (Sawiro)

Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxa kulan xasaasi ahaa ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka deegaannada Maamulka Galmudug.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa uu u dhaxeeyay, Xildhibaano ay ka mid tahay Senator Jawaahir Axmed Cilmi,Siyaasiga Cali Yare Cali iyo Odayaal ka kala yimid Magaalooyinka Gurceel, Matabaan Gala-jir, Xanan-buure, Mareer-gur, Gadoon, Dhuusamareeb uyo deegaano kale.

Dhinaca kale kulanka ayaa waxaa looga hadlayay sidii xal looga gaari laha kala aragti duwanaanshaha soo kala dhex-gashay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlsunna, qabsoomida shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo dhismaha Galmudug mideysan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com