Turkiga oo dharka ciidamada guddoonsiiyay ciidamada xooga dalka (dhegayso)

Turkiga oo dharka ciidamada guddoonsiiyay ciidamada xooga dalka (dhegayso)

Munaasbad kadhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qaybgaleen saraakiil sare oo kasocda wsaaradda gaashaandhigga ee Turkiga ayaa lagu guddoonsiiyay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya labiska ciidamada badda oo katirsan ciidamada xooga dalka.

Munaasabadan ayaa waxaa lagu wareejiyay deeqda katimid dowladda Turkiga Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Gen. Cabdulaahi Cali Caanood ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga taageerideeda dowladda Soomaaliya.

Hoos kadhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com