Tuli Guuleed oo biloowday goosashada beeraha

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Tuli Guuleed oo biloowday goosashada beeraha

Beeraleyda degmada TULI GUULEED ee gobolka FAAFAN ayaa markii ugu horreysay labo sano kabacdi maanta bilaabay goosashada beeraha. Tuli Guuleed ayaa mu

Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo ka hadlay khatarta cudurka Caronavirus (Daawo)
Madaxweynaha DDS oo furay kalfadhiga 1aad ee golaha howl fulinta (Sawiro)
TULI GUULEED, Qamadigii oo baxay, lana goynayo (Sawirro)

Beeraleyda degmada TULI GUULEED ee gobolka FAAFAN ayaa markii ugu horreysay labo sano kabacdi maanta bilaabay goosashada beeraha. Tuli Guuleed ayaa muddadaas labada sano ah colaado iyo dullaano joogto oo ka imaanayey qowmiyadda Oromada aan waxba beeran, beerana u soo go’in.

Tuli Guuleed ayaa dhanka waxsoosaarka beeraha ah deegaanka ugu waxsoosaar badan Dowlad Deegaanka Soomaalida. Tallaabadan maanta ayaana la filayaa in ay horseedo sookabasho iyo kobac dhaqaale oo ka hanaqaada deegaanka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: