Halkan Toos Uga dhegayso Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Dugsiyadda sare ee Puntland ,kaas oo ka socda Radio Daljir Somaaliya.
Su'aasha asxaabteena FaceBooka, abaal marin lacageed E-Dahab.Sheeg saacadda iyo maalinta uu soo galo barnaamijka Marti Soor oo hel abaal marin lacageed, jawaabta hoos kusoo qor lacagtu waa E-Dahab Somtel.Waxaa Tartamaya hadda Al-Waaxa Garoowe iyo Mubaarak Sare magaalada Dhahar. Xuseen Cabdi Jimcaale Abdirizak Jubba
Posted by Radio Daljir on Wednesday, June 6, 2018
FAALLOOYIN & FALCELIN
Magcaygu waa mahad joga Burtinle
Jawabta su’ashas hadan isku dayo barn Marti door wuxuu sogalaa khamiista 4:00.p.m wuxuuna ka baxaa 5:00p.m
Tel 0661723046