TOOS: Barnaamijka Tartan& Tacliin Halkan Live uga Daawo

TOOS: Barnaamijka Tartan& Tacliin Halkan Live uga Daawo

Halkan Toos Uga dhegayso Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Dugsiyadda sare ee Puntland ,kaas oo ka socda Radio Daljir Somaaliya.

Su'aasha asxaabteena FaceBooka, abaal marin lacageed E-Dahab.Sheeg saacadda iyo maalinta uu soo galo barnaamijka Marti Soor oo hel abaal marin lacageed, jawaabta hoos kusoo qor lacagtu waa E-Dahab Somtel.Waxaa Tartamaya hadda Al-Waaxa Garoowe iyo Mubaarak Sare magaalada Dhahar. Xuseen Cabdi Jimcaale Abdirizak Jubba

Posted by Radio Daljir on Wednesday, June 6, 2018

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Magcaygu waa mahad joga Burtinle
    Jawabta su’ashas hadan isku dayo barn Marti door wuxuu sogalaa khamiista 4:00.p.m wuxuuna ka baxaa 5:00p.m
    Tel 0661723046

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com