Shacabka Somaliyeed oo lagu baqay Ciidsiinta Agoonta (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Shacabka Somaliyeed oo lagu baqay Ciidsiinta Agoonta (dhegayso/Sawiro)

Jaamac Cabdulaahi dheere oo kamid ah dhalinta Magaaladda Muqdisho ee samafalayasha ah ayaa u istaagay sidii shacabka somaliyeed uga codsan lahaa in la

MARTISOOR & Professor Danjire Axmed Bootaan Dhakaar: Maamul Wanaagga, fursadaha & caqabadaha
Kenya oo ku xirtey shuruud inay ciidamadeeda ka saarto dalka Soomaaliya
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Jaamac Cabdulaahi dheere oo kamid ah dhalinta Magaaladda Muqdisho ee samafalayasha ah ayaa u istaagay sidii shacabka somaliyeed uga codsan lahaa in la ciidsiyo Caruurta agoonta ah ee Kamaamka Barakacayaasha kunool.

Jaamac ayaa kawarbixiyaay tiradda Caruurta la ciidsinayo ee uga fadhiya inay cidsiyaan shacabka somaliyeed,isago sheegay in tiradda u bahan hadda in la ciidsiyo ay gaarayaan 45 Caruur ah.

Kala Xiriir Lambarada kala ah 0907790556 Ama 0615582361

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: